Daawo Muuqaal :Wiil Soomaaliyeed oo Dabaq Dheer iska soo tuuray

0
158

Wiil Soomaaliyeed ayaa nafta is dhaafia kadib markii ay ku adkaatay nolasha dalka Talyaaniga kaas oo iska soo tuuray Dabaq Sadex biyaano ah .

Wiilkaan oo ku dhintay magaalada Florenza ee dalka Talyaaniga ayaa in mudo ah ku noolaa gudaha dalka Talyaaniga , wuxuuna ka bixi waayay dalka Talyaaniga oo faro ka yaaleen kaas oo ka quustay inuu tago ama iska dhiibo wadan kale oo ku yaala qaarada Yurub ..

 

HALKAAN KA DAAWO